3 Qarax oo Ismiidaamin ah oo ka dhacay Indonesia

0 201

Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhimatay, 13 kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxyo ismiidaamin ah, oo lala beegsaday kaniisadaha ku yaalla magaalada labaad ee ugu weyn Indonesia ee Surabaya.

Qaraxyadda ayaa waxaa fuliyay rag isku soo xiray Waxyaabaha Qarxa sidda ay xaqiijiyeen laamaha Ammaanka.

“Saddex weerar ayaa ka dhacay saddex kaniisadood, walina waxaa socda Gurmad” ayuu yiri Barung Mangera, oo ah afhayeenka bariga Java.

Sidda uu sheegay Afhayeenka Weerarka ayaa lagu qaaday ku dhawaad 3 Kaniisadood, waxaana toogtay Ciidamada Ammaanka qaar ka mid ah raggii Weerarka soo qaaday.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.