Abaanduulihii hore ee Ciidanka xoogga dalka oo geeriyoodey

0 190

Abaanduulihii hore ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Janeraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi ayaa waxaa uu ku geeriyoodey dalka Canada.

Ex Abaanduulihii hore ee ciidanka xoogga dalka Janeraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi ayaa la sheegay in mudooyinkii ugu dambeeysay uu ku xanuunsanayey dalka Canada ugu dambeyna uu geeriyoodey.

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Abaanduulihii hore ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Janeraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.