AKHRISO: Codadka ay kala heleen Musharaxiinta Wareegga Koowaad

0 154

Doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wali ka socota Magaalada Muqdisho, waxaana hadda loo gudbaya Wareegga Labaad ee doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka.

Haddaba Akhriso Codadka ay heleen Musharaxiinta Wareegga Koowaad.

1- Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow 7

2- Xildhibaan Shariif Sheekhunaa Maye 5

3- Xildhibaan Idris Cabdi Dhaqtar -3

4- Xildhibaan Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan- 83

5- Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla- 19

6- Xildhibaan Maxamud Macalin Yaxye 7

7-Xildhibaan Iimaan C/laahi Nuur. 3

8- Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow 69

9- Xildhibaan Cali Sheekh Nuur 16 Cod

10- Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen -54

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.