AKHRISO: Guddoomiye Jawaari oo ka hadlay wararka sheegaya in uu iscasilaayo

0 261

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa beeniyay in uu doonaayo in uu iscasilo, xilli saacaddihii lasoo dhaafay ay soo baxaayeen wararkaasi.

Warqad kasoo baxday Xafiiska Gudoomiye Jawaari oo uu ku saxiixnaa Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararkaas been abuurka ah oo saacadihii la soo dhaafay hareeyay baraha bulshada

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.