AKHRISO: Wareegga Labaad ee doorashadda iyo Musharaxiinta tanaasulay

0 157

Doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wali ka socota Magaalada Muqdisho, waxaana hadda loo gudbay Wareegga Labaad ee doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka.

Wareegga Labaad ayaa waxaa isku soo haray Musharaxiinta kala ah Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo helay 83 ,Cabdicasiis Lafta Gareen oo helay 54 Cod , Ibraahim Isaaq Yarow oo helay 69 Cod iyo Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo helay 19 Cod.

Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo helay 19 Cod, islamarkaana uu soo gudbay Wareegga Labaad ayaa ku dhawaaqay in uu tanaasulay.

Cabdicasiis Lafta Gareen oo helay 54 Cod ayaa sidoo kale ku dhawaaqay in uu tanaasulay

Wareegga Labaad ayaa waxaa ku tartamaya Musharaxiinta kala ah Ibraahim Isaaq Yarow iyo Maxamed Mursal.

Waxaa hadda Bilaabatay Codeynta Wareeg

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.