Akhriso ,,Waxyaabaha looga hadli Doono kulanka aqalka sare ee maanta,

0 164

Xildhibaannada Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa la filayaa in Kulankoodii Caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xaruntooda Magaalada Muqdisho.

Ajendaha Kulanka Aqalka Sare ee Maanta ayaa ah Hindise-Sharciyeedka duulista hawadda.

Xildhibaanada g ayaa dood adag ka lahaa maalmihii lasoo dhaafay Sharciga Duulista Rayidka ee Hawada.

Xildhibaananada Aqalka Sare ayaa xalay lagu wargeliyay in Maanta oo Sabti ah uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana ay soo xaadiraan .

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.