Al-Shabaab oo Qaraxyo ku weeraray Saldhig ay leeyihiin ciidamada AMISOM

0 240

Wararka naga soo gaaraya degaanka Buulo Mareer ee gbolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab halkaasi ay ku qaadeen Weerar toos sh iyo sidoo kale Qaraxyo.

Saldhigga Ciidamada AMISOM ee Buulo Mareer ayaa lagu qaaday Weerar ku bilowday Qaraxyo sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka ka dib waxaa xigay dagaal toos ah.

Degaanka Buulomareer ayaa waxaa saldhig kuleh ciidamada dowladda Burundi ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.