Amar ka soo baxay Wasaarada Batroolka iyo Macdanta Koonfur Galbeed

0 177

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku wargelisay dhamaan Shirkadaha Shidaalka iyo Mac’danta in ay iska soo diiwaan geliyaan Wasaaradda.

Qoraal kasoo baxay Wasaarka Wasaaradda Batroolka Koonfur Galbeed Maxamed Cabdiraxmaan Nuur ayaa lagu sheegay in cid alaala ciddii aan u hoggaansamin amarkaan laga qaadi doono tallaabo waafaqsan Sharciga.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Koonfur Galbeed.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.