Amisom iyo Koonfur Galbeed Oo kawada hadley Arimo Doorasho[SAWIRO]

0 206

Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada KGS Mudane Abdikadir Shariif Sheekhuna maye ayaa Maanta Xifiiskiisa ku qaabiley Fadil Karrar oo ah Wakiilka Xafiiska AMISOM u qaabilsan arrimaha bulshada (CIVIL AFFAIRS) ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya.

Waxana ay yeesheen Kulan Saacdo Badan qaatey ayagoona ka wada hadley Arimo dhowr ah oo ay kamid yihiin Doorashooyinka Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo qaabka ay udhacayaan iyo Xiliga ay dhacayso Doorashada Gudoonka Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.