Baarlamaanka Jubbaland oo u codeeyey Codsi uga yimid Axmed Madoobe

0 158

Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa Maanta kulan ku yeeshay Xildhibaannada Baarlamaanka Jubbaland,kaas oo ay cod uga qaadayeen codsi uga yimid Madaxweyne Axmed Madoobe.

Xildhibaanada ayaa Cod aqlabiyad leh waxaa ay ku ansixiyeen codsiga Madaxweyne Axmed Madoobe oo ahaa inay muddo kordhin ugu sameeyaan xilliga uu ku soo dhisayo Golahiisa wasiirada Cusub.

Dhammaan Xildhibaanadii soo xaadirtay kulanka ayaa u codeeyay in muddo kordhin la sameeyo mana jirin cid ka aamustay sidaas darteed waxaa halkaas lagu ansixiyay muddo kordhintii uu soo codsaday Madaxweynaha Jubbaland.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.