Baarlamaanka oo ka doodaya Hindise sharciyeedka saxaafadda dalka

0 954

Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka doodi doona Xeerka Saxaafadda oo mudooyinkaan horyaallay Golaha Baarlamaanka.

Xildhibaanadda ayaa lagu wadaa in ay maanta ka doodaan Akhrinta Labaad ee Xeerka Saxaafadda Soomaaliya,kaas oo mari doona ilaa Dhowr Akhrin.

Xildhibaan Maxamed  Cumar Maxamuud oo ah Habdhowraha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa  sheegay in maanta Mudaneyaashu ay ka doodi doonaan Sharciga Xeerka Saxaafadda,

Sharciga Xeerka Saxaafadda ayaa horay waxaa u meel mariyay Golaha Wasiiradda Soomaaliya,iyadoo Baarlamaanka laga sugayo in ay Ansixiyaan ama ay ku celiyaan Golaha Wasiiradda.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.