Bandoow Lagu Soo Rogay Xeryaha Qaxootiga Ee Dha,dhaab

0 518

owladda Kenya ayaa Waxaa ay Bandow kusoo rogtay xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab sida ay sheegeen Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya.

Ujeedka Bandowga ayaa lagu sheegay in ay tahay cabsi laga qabo Weeraro ay geystaan dagaalyahanada Al-Shabaab.

Dowladda Kenya ayaa sidoo kale tilmaamtay in si weyn loo adkeyn doono Ammaanka xeryaha Qaxootiga dalka Kenya ee Dhadhaab.

Horay ayaa dowladda Kenya ayaa waxa ay Bandow ugu soo rogtay gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.