Dhageyso Baydhabo oo maanta ka biloowday todobaadka naasnuujinta

0 478

Waxaa maanta ka bilowday magaalada baydhabo ee xaruunta gobolka baay xuska todobaadka naasnuujinta aduunka oo sanad walba marka lagaaro August koowdeeda laga xuso guud ahaan caalamka waxaana maanta siweyn looga xusay munasabada koowda Augustilaa iyo todobada August laa asteeyey todobaadka naasnuujinta.

xafladan ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas,uuliyiinta ugu sareysa maamulka gobolka iyo kan degmada waxaa kaloo goob joog ahaa mas,uuliyiin ka kala socotay hay,adaha kala duwan ee ka howl gala magaalada baydhabo madaxdii ka soo qeybgashay ayaa ku buraarijiyey hooyooyinkii ka soo qeybgalay in ay ku dadaalaan naas nuujinta.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.