Browsing Category
Barnaamijyada
Magaalada Baraawe oo Nin Mareykan Ah Oo Isa Soo Dhiibay
(Radio Baidoa, 08 Disembar 2015 ) Nin la sheegay inuu u dhashay dalka Maraykanka oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa Amisom ee ku sugan magaalada Baraawe, sida uu Radio Baidoa u…
Read More...
Read More...
Dad Shacab ah oo lagu Dilay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo
warar ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, gaari siday ruux dhaawac ah oo ka ambabaxay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu rasaaseeyay isla qaybta Waqooyi ee Magaaladaasi, xilli gaariga uu ku sii socday isbitaalka…
Read More...
Read More...
Maraykanka oo duqayn ka gaystay dalka Liibiya
Dowladda Maraykanka ayaa weerar duqeyn ahaa ku dilay nin la aaminsan yahay in uu ahaa hogaamiyaha kooxda Daacish ee dalka Liibiya. Afhayeen u hadlay aqalka gaashaandhiga ee Maraykanka ee Pentagon-ka ayaa sheegay in dhimashada Abu-Nabil ay…
Read More...
Read More...
booliska Faransiiska Baaritaano ay wadaa
(Radio Baidoa )Booliska dalka Faransiiska ee baaraya weeradii loo adeegsaday qoryaha iyo bambaanooyinka ee Jimcihii ka dhacay Paris ayaa sheegay in dablayda weerarka gaysatay ay ahaayeen seddax koox. Kooxda Daacish ee iskumagacowday…
Read More...
Read More...
DHageyso Gadoomiyaha gobalka baay oo kawrbixiyey safar uu kutagey magaalada muqdisho
Gadoomiyaha gobalka baay c/rashiid c/laahi maxamed oo dib ugu soolabtey gudaha magaalada beydhabo ee xaruunta KMG ee koonfurgalbed soomaaliya ayaa kawarbixiye safarkiisa mudo labo todabaad oo uu ugu maqnaa magaalada muqdisho garoonka…
Read More...
Read More...
Fanaaniinta qomaal iyo xasan huburow oo soogaarey magaalada baidoa
waxa gordhow garoonka diyaaradaha ee shaati soogaarey wafdi ay horkacayaan fanaaniinta maxamed axmed qoomaal iyo xasan hubuow waxana garoonka kusoodhaweeyey fananiin masuulyiin katiesan maamulka KGS iyo qeebo kamid ah bulshada kudhaqan…
Read More...
Read More...
Ururka ISIS Oo Sheegtay Weerarkii Paris
(Radio Baidoa, 14 November 2015 )Bayaan uu soo saaray ururka ISIS ayuu ku sheegtay mas'uuliyadda weerarradii shalay ka dhacay magaalada Paris, kuwaasoo uu ku sheegay in ay jawaab u yihiin kuwo ururrada lagu hayo ee ka socda dalka Siiriya.…
Read More...
Read More...
Dadka ajaanibta ah oo bilaabay inay isaga baxaan caasimada Bujumbura :Burundi:
Dadka Ajaanibta ah ee ku sugnaa magaalada Bujumbura ee caasimada dalka Burundi ayaa hada bilaabay inay dalkaasi isaga baxaan xili ay sii xumaaneyso xiisada ka taagan wadankaasi. Dowlada Belguim ayaa Jimchii shalay ugu baaqday in dadkeeda…
Read More...
Read More...
Qarax lala beegsaday aaska maleeshiyo Shiico ah oo18 qof oo ku dhimatay Baqdad
(Radio Baidoa, 14 November 2015 ) Ugu yaraan 18 qof ayaa Jimcihii shalay ku dhimatay weerar bambaano oo lala beegsaday Aaska loo qabanayey xubno ka tirsan maleeshiyaadka Shiicada. Weerarkan ayey sidoo kale ku dhaawacmeen dad ka badan 41…
Read More...
Read More...
ugu yaraan 120 qof ku dhimatay weeraro ka dhacay Paris
(Radio Baidoa, 14 November 2015 )Baliiska dalka Faransiiska ayaa sheegay in 26 qof ay ku dhinteen weeraro isxig-xiga oo ka dhacay caasimada Paris. Rasaas iyo qaraxyo ayaa laga maqlay laba goobood oo ku yaalla waqooyi beri caasimadda. Qarax…
Read More...
Read More...
Maxkamad ku taala dalka Kenya oo xayiraad ka qaadey hay’ado lala xiriirinayey Alshabaab
(Radio Baidoa, 13 November 2015) Garsoore Anyara Emukhule oo ka tirsan Maxkmadda Sare ee Kenya ee ku taalla magaalladda Mombasa ayaa amray in xayiraadda laga qaado Labo Hay’ad u dooda Xuquuqda Aadanaha oo lagu tuhunsanaa inay maalgeliyaan…
Read More...
Read More...
Xaafidul-qur’aan u dhashay Somalia oo Kaalin Sare ka galay Musaabaqadda Qur’aan-Akhriska ee lagu…
(Radio Baidoa, 13 November 2015) Wareegii 37-aad ee Musaabaqadda Tartanka Akhrinta Qur’aanka Kariimka ee ka socday Masjidka Barakaysan ee Maka Al-mukarama ayaa la soo gebagebeeyey. Musaabaqadaasi oo ay ka qeyb galeen 124 Tartame oo ka…
Read More...
Read More...
Ganacsate somaaliyed oo ku sugan Dubai aya si kulul uga hadlay macaashka Alshabaab iyo Kenya ay ka…
(Radio Baidoa, 13 November 2015) Kooxda Suxufiyiinta Caddaalad-doonka “Journalists for Justice rights group” ayaa waxay shalay soo bandhigeen Warbixin ku aadan inay Ciiddanka Kenya, Xarakadda Alshabaab iyo Maamulka Axmed Madoobe macaash…
Read More...
Read More...
Ciidamada Kenya oo 400 million oo dollar ka hela Sonkorta suuqa madow lagu geliyo Kenya
(Radio Baidoa, 12 November 2015) Warbixin ay maanta soo saareen Koox Suxufiyiin Kenyan oo lagu magacaabo “Journalists for Justice rights group” ayaa waxaa lagu heshay in Hawlaha sida qarsoodiga Sonkorka ka soo degto Dekedda Kismaayo loogu…
Read More...
Read More...
Shirkii kusoo gaba gaboobay magalada Riyad oo lagu taageeray dadaalka dowlada federalka ee soo…
(Radio Baidoa, 12 November 2015) 34 Hoggaamiyayaal ka kala socday dalalka Carabta iyo kuwa ku yaalla Latin America oo shir ugu soo gebageboobay caasimadda dalka Sacuudiga ee Riyadh ayaa waxay si mideysan u muujiyeen inay Dowladda Federalka…
Read More...
Read More...
Madaxeunha Oo sheegey iskaashiga wadamada koonfur America iyo Jaamacada carabta oo qyb muhim ah ka…
(Radio Baidoa, 12 November 2015) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta iyo Koonfuur America ee ka socdey magaalada Riyadh ee dalka…
Read More...
Read More...
Maamul cusub oo loomagacaawey Gobalka shabeelaha Hoose
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta Xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii,kadib Munaasabad lagu qabtay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha…
Read More...
Read More...
Deg Deg: Shariif Xasan Shiikh Aaden oo ka badbaadey qarax lala eegtay
(Radio Baidoa, 11 November 2015) Wararka imaanaya Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in Laba Qarax oo xoogan lala eegtay Wafdi uu la socday Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Adan.…
Read More...
Read More...
Muwaadiniinta Mareykanka oo looga digay in ay booqdaan dalka Kenya
( Radio Baidoa, 11 November 2015) Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ayaa maanta soo saartay Digniin ku aadan Khatarta dhinaca Safarka ee dalka Kenya, iyadoo Muwaadiniinta Maraylanka looga digay inay booqasho ku tagaan dalkaasi. War-qoraal…
Read More...
Read More...
QM oo xilli kodhin u sameysey ciidanka la dagaalanka burcad badeeda Soomalida
( Radio Baidoa, 11 November 2015) Golaha Ammaanka ee QM ayaa muddo hal sanno ugu kordhiyey Xilli-hawleedka Ciiddanka Badda ee ku sugan Xeebaha Somalia, kuwaasi oo dagaal kula jira Burcad-baddeeda qowleysan jirtey Maraakiibta isticmaala…
Read More...
Read More...
Maraykanka oo 27-million oo Dollar dul-dhigay 6 Hoggaamiye oo ka tirsan Xarakadda Alshabaab.
(Radio Biadoa, 11 November 2015) Waaxda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka ayaa ku dhawaaqday inay Abaalmarin Lacageed oo dhan 27-million oo Dollar ku bixinayso Madaxyadda 6 Hoggaamiye oo ka tirsan Taliska Xarakadda Alshabaab. Hadal-qoraal oo…
Read More...
Read More...
Maxkamada ciidamada oo xukun dil ah ku riday labo Askari –
Labo Askari oo ka tirsanaa ciidamada Dowladda Federalka Somaliya ayaa lagu xukumay dil toogasho ah, kadib markii maanta ay ka soo hor muuqdeen maxkamada ciidamada qalabka sida ee Dowladda Somaliya. Guddoomiyaha Maxkamada ciidamada Qalabka…
Read More...
Read More...
Dhageyso Wareysiga Gadoomiyaha Degmada Baraawe
Gadoomiyaha Degmada Baraawo oo wareysi siiyey Idaacada Radio Baidoa Ayaa Kawar Bixiye xaalada degmada iyo Wax Qabadka tan iyo marki lamagacaawey maamulkaasi Dhageyso wareysiga Wariye A/dir lucky
Read More...
Read More...
Madaxweynaha oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka 4-aad ee Jaamacadda Carabta iyo Koonfur America
Riyadh, 10 November 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka degey magaalada Riyadh ee dalka Boqortooyada Sacuudi Caraabiya, halkaa oo uu kaga qeybgeli doono Shir Madaxeedka 4-aad ee…
Read More...
Read More...
Baarlamaanka oo ka doodaya Hindise sharciyeedka saxaafadda dalka
Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka doodi doona Xeerka Saxaafadda oo mudooyinkaan horyaallay Golaha Baarlamaanka. Xildhibaanadda ayaa lagu wadaa in ay maanta ka doodaan Akhrinta Labaad ee Xeerka Saxaafadda…
Read More...
Read More...
Xisbiga Talada Haya ee Turkiga oo guuleystay
Xisbiga haya talada dalka Turkiga ee AK, ayaa si weyn ugu guuleystay doorashooyinkii baarlamaanka, waxa uuna dib u helay aqlabiyaddii uu lumiyay muddo shan bilood ah ka hor. Natiijada doorashadani ayaan si rasmi ah loo shaacin doonin muddo…
Read More...
Read More...
Daawo Masawirada Weerarkii Hotelka Saxafi+dadkii dhintay iyo dhaawacyada”
Deg Deg:- Weerarkii Hotel Saxafi oo la soo Afjaray
Wararka naga soo gaaraya Hotelka Saxafi oo Saaka Al-shabaab aya Weerar ku bilowday Qaraxyo ku qaadeen ayaa sheegaya in Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ay soo Afjareen. Saraakiil ka tirsan Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa Xaqiijiyay in…
Read More...
Read More...
M.weyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay R.wasaraha India
Ra,isulwasaaraha India Narendra Modi,kulankaas oo xooga lagu saaray wada shaqeynta iyo soo nooleynta xiriirka ganacsi iyo kan waxbarshada ee taariikhiga ah islamarkaana ahaa mid soo jireen ah. Wafdiga Madaxweynaha ayaa hor dhigay dowladda…
Read More...
Read More...
Maamulka gobalka sh.hoose ayaa faafaahin kabixiyey deyaaradii ku soodacdey gobalkaas
Maamulka gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in diyaaradda ku dhacday Afgooye oo ay qabsadeen Xarakada Alshabaab laga leeyahay wadanka Maraykanka. Afhayeenka maamulka gobalka Shabeellaha Hoose Maxamed Shiine ayaa sheegay in diyaaraddani…
Read More...
Read More...