Boqorka dalka Sacuudiga oo Hambalyada Maalinta Xorriyadda u ssoo diray Madaxweyne Farmaajo

0 176

Khaadumka Labada Xaramka Shariifaynka, ahna Boqorka dalka Sacuudiga, Boqor Salmaan Bin C/casiis Alsacuud wax uu Khadka Telefoonka kula soo xiriiray Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ugu hambalyeeyey 58-guuradda Maalinta Xorriyadda Qaranka Somalia.

Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA oo warkan baahisay waxay sheegtay inay Labada Hoggaamiye ka wada hadleen xoojinta xiriifrka labada Waddan

Boqor Salmaan waxa uu sheegay isagoo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Dowladda iyo Shacabka Sacuudiga u rajeynayaan Nadaxweyne Farmaajo caafimaad iyo Farxad Wanaagsan iyo inay dadka Soomaalida gaaraan Horumar iyo Barwaaqo

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.