Carruurta Danyarta Ah Qaar Kood ee Ku Nool Magalada Baydhabo Oo Dhar Ciid Loo qeybiyey.

0 163

Iyadoo Gebo Gebo ay mareyso Bisha Barakeysan Ee Ramadaan Maalmo Kaliyana Ay Ka Harsan yihiin Maalinta Farxada Muslimiinta Ee Ciidul Fidiriga Ayaa Hadana Waxaa Jira Carruur Badan Oo Aan Heysan Dharkii Ay Ku Ciidi Lahayeen Maalintaasi’Si Ay Ula Dabaaldagaan Carruurta Lafaca Ah.

Carruurta Danyarta Ah Ee Ku Nool Magalada Baydhabo Janaay Qaar Kood Oo Kamid Ah Kuwa Maanta aan Awudin In Waalidiintooda Ay U Iibiyaan Dharka Ciida Ayaa Si Ay Maalintaasi U Farxaan Waxaa Farxadaasi Laqeyb Sadey Abuu Maahir Oo Ah Dhalinyarada Kasoo Jeda Degaanadaan Koonfur Galbeed Ayaa U Istaagey Waxaana Uu Carruurtan Usoo iibiyey Dharkan Aad U Jeedaan’ Iyadoo ay Isugu Jiraan Fanaanado’Sarwaalo Iyo Kabo

Abuu Maahir Ayaa Waxaa Uu ku Nool Yahay Dalka Swedan Lacagtan Dharka Loogu Iibiyey Carruurtaan Ayaa Waxaa Uu Usoo Wakiishey Siid cali Muuse Maxamed (Ateera) iyo Cabdinaasir Maxamed Cabdiraxmaan Musharraf Iyo Aadan Xasan Cusmaan Geesay Iyadoo Iyaga Iyo Carruurtaba U Mahadceliyey Abuu Maahir Iyo Dadkii Gacanta Ka geestey In Ay Caruurtaan Helaan Dharkii Ay Ku Ciidi Lahayeen.

Ma’ahan Tiradaan Oo Kaliya Carruurta Maanta Ku Nool Magalada Baydhabo Oo Aan Heysan Dharka Ciida Ee Kumanaan Ayaa Xiligani Ku Jira Kaamamka Kuyala Magalada Baydhabo

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.