Cumar oo xariga kajarey Xarunta labaad ee Hay’adda Socaalka yo Jinsiyadaha dowlada Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya

0 172

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga kajaray xarunta labaad (2-aad) ee hey’ada socdaalka iyo Jinsiyadaha dowlada Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya oo laga hirgaliyay degmada Cabdicasiis.

Xaruntan cusub ee la daahfuray ayaa ah mid loogu adeegi doono bulshada Caasimadda ku dhaaan gaar ahaan e 8-Degmo oo katirsan gobolka Banaadir kuwaas oo kala ah Cabdicasiis, Kaaraan, Yaaaqshid, Shibis, Boondheere, Hiliwaa,Shangaani iyo Xamar Weyne.

Duqa Muqdisho ayaa uga mahad celiyey Madaxda hey’ada socdaalka iyo Jinsiyadaha dadaalka ay geliyaan sida loo hirgelin lahaa Xaruntaas oo baahi weyn u qabeen Bulshada Shanta degmo.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.