DAAW;Madaxweyne Laftagareen Oo Maanta Shirgudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed

0 237

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Shirgudoomiyey Shirka Khamiislaha Golaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Maanta Baydhabo ka dhacay.

Shirka Golaha wasiirada ee uu Maanta Shir Gudoomiyey Madaxweyne Laftagareen ayaa waxaa maanta soo Xaadirey oo ka qeybgaley inta badan Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed,

Shirka Golaha Wasiirada ayaa waxaa looga hadley Qodobo badan iyo waxyaabaha u qabsoomey wasaarad walbo iyo waxyaabaha dhanka horumarka ah iyo barnaamijyo kale oo ay kamid yihiin Amniga iyo Dhaqaalaha,

Madaxweyne Lafatagareen ayaa ka warbixiyey Safarkiisii Gobolka Shabeelaha Hoose ilaa iyo Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalkaasi kenya iyo Kulamadiisii Deeqbixiyaasha iyo Jaaliyadaha ee uu halkaasi kula soo kulmey,

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaaliya Mudane Ugaas Xasan

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.