DAAWO;-Madaxweynaha KGS ayaa Xafiiskisa ku Qaabilay Madaxa Hay,adda UNDP ee Somaliya

0 183

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Xafiiskisa ku Qaabilay Madaxa Hay,adda UNDP ee Somaliya;

Kulankan dhexmarey Madaxweynaha iyo Wafdigan ka socdey Qaramada Midoobey Gaar ahaan UNDP waxaa ku wehliyey oo qeyb ka ahaa qaar kamid ah golihiisa Wasiirada,

Waxyaabaha ay ka wada hadleen Wafdiga Hay,adda UNDP iyo Madaxweyne Laftagareen oo ay wehliyeen Golihiisa Wasiirada Waxaa warbaahinta la hadley oo u sharaxay Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo kulankaasi qeyb ka ahaa.

Halkan hoose ka daawo Muuqaalka


You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.