DAAWO:-MW K/Galbeed Oo Kulam la qaatey Ganavsatada Koonfur Galbeed

0 62

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa kulan la qaatay Rugta Ganacsatada Koonfur Galbeed Waxaana kulanka Saacadaha uu Socday looga Hadlay Caqabadaha Haysta Ganacsatada iyo Sidii Dowlada ay wax uga Qaban lahayd

Waxaa sido kale kulanka qeyb ka ahaa Gudoomiyaha Barlamanka Xubno ka Socday Golaha Wasiirada iyo Agaasimaha Guud Madaxtooyada.


Sagaalkii bishan waxaa Gaadiid nooca Xamuulka qaada ah oo ka baxay Magaalada Muqdisho kuna sii jeeday magaalada Baydhabo iyo Gobolka Gedo lagu gubey gaadiid waday Shixnado Ganacsi iyo Dhuxul xili ay marayeen deegaanka lagu magacaabo Yaaq-biriweyne ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo dabley hubeysan ay wadada u gashay gaadiidkaasi waxaana manta si kuluul ugu hadlay arrintaasi Ganacsatada Koonfur galbeed,

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.