Daawo Sawiradii Ugu dambeeyay ee laga soo qaaday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo la casriyeeyay

0 363

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho mudooyinkii dambe waxaa ku socday dhismo iyo casriyeen aad u balaaran, waxaana hada la dhisay qeybo badan oo Muhiim ah oo garoonka katirsan.

Dhismaha Garooka Diyaaradaha Aadan Cadde waxaa gacanta ku haya Shirkada Favori ee laga leeyahay Dalka Turkiga, waxaana hada garoonka laga dareemayaa isbadal aad u weyn oo wax badan ka badalan sida uu ahaa sanado kahor.

garoonka_3 garoonka_2 garoonka_1

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.