Daawo Sawiro:- Madaxweynaha Dowladda KG Shariif Xasan Oo Dib Ugu Soo Laabtay Baydhabo.

0 2,726

Wafdi Uu Hogaaminayay Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan Ayaa Garoonka Diyaaradaha Caalamigga Ah Ee Shaati Gaduud International Airport Waxaa Ku Soo Dhoweeyay Masuuliyiin Koonfur Galbeed Oo Isagu Jira Waziiro, Xildhibaano, Gudoomiyaha Baarlamaanka, Gudoomiyaasha Degmada Iyo Midka Gobalka Odayaasha Dhaqanka Iyo Sido Kale Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Reer Baydhabo.

Soo Dhoweyn Kadib Ayaa Warfidiyeenka Waxaa Madaxtooyada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Kula Hadalay Waziirka Warfaafinta Iyo Wacyi Gelinta Dowladda Koonfur Galbeed Oo Qeyb Ka Ahaa Wafdiga Ayaa Waxaa Uu Ka Warbixiyay Safaradii Madaxweynaha Iyo Wafdigiisa Ay Ku Soo Mareen Wadamada Kenya Iyo Ethiopia.

Waziirka Ayaa Waxaa Uu Sheegay In Dowladda Ethiopia Ay Kala Soo Hadleen Arimo La Xiriira Amaanka Deegaanadan Koonfurgalbeed Soomaaliya Asgoona Sheegay Inay Isku Soo Af Garteen Sidii Lo Bilaabi Lahaa Howl-galo Ka Dhan Ah Maleeshiyada Shabaab.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawiro:-

13909089_910160802446956_693007472268962121_o 13873000_1803247313219957_7999427816259344993_n 13680412_910160515780318_4058246402532923357_o 13680366_910160512446985_834725813411923148_o 13641003_910160725780297_5943532560701318453_o

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.