Daawo Sawiro waxaa manta Magaalada Baydhabo si diiran loogu soo dhaweyey Xassan C/qaadir oo ahaa

0 431

waxaa manta Magaalada Baydhabo si diiran loogu soo dhaweyey Xassan C/qaadir oo ahaa wadixii hore waaxda Socdaalka iyo insiyadaha ee Safarada Soomaalida ay ku leedahay Dalka Turkiga.

Soo dhaweynsiida waxaa ka qeyb qaatay Odayaal Saraakiil Haween iyo qeybaha bulshada Magaalada Baydhabo.
Xassan C/qaadir wuxuu sidoo kale sheegay inuu yahay musharax u taagan xilka Xildhibaanimada Dowlada la dhisi doono dabayaaqada sanadkan.
8 6 5 4 3-28 3 2Q1-200x112 2 1-33 1
By: Abdukadir Barre Macallin.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.