Daawo;-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha&D/Hoose KG Oo khudbad ka jeediyey Xaflada Caleema saarka Maamulka Diinsoor

0 216

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Dib u heshiisiinta Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Mohamed Abukar Cabdi Oo khudbad dhinacyo fara badan taabaneysa waxaa uu ka jeediyey Xaflada Caleema saarka Maamulka Golaha Deegaanka ee Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay oo Xalay lagu qabtey Degmadaasi Diinsoor,

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Dib u heshiisiinta Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Dadaal dheer u gashey sidii loo dhisi lahaa Golaha Deegaanada Degmooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee uu kamidka haa Midka Xalay ay Caleemo Saarkiisa ay u joogeen Degmadaasi Wafdiga uu Hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,

Madaxweyne Cbdiasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa ku bogaadiyey Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta koonfur Galbeed sida geesinimada leh ee ay ugu dhabar adeegeen dhismaha Golaha Deegaanka Degmooyinka Koonfur Galbeed oo inta badan Wsaaradu ay dhistey.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.