DAAWO;Madaxweyne Laftagareen Oo Magaalada Baydhabo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey

0 221

Waxaa Maanta magaalada Baydhaba ee Caasimada ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya dib ugu soo laabtay madaxweynaha Dowlad kgs Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed [laftagaren] oo in mudo ah safar shaqo ugu maqnaa Dalka Dibadiisa oo ay ugu horeysa Dowlada aan jaarka nahay ee Kenya.

Madaxweyne Cabdicasiis Xasan maxaned laftigareen ayaa markii uu yimid waxaa uu salan sharaf ka qaatay Saraakiisha Ciidanka Qalabka sida qeybahooda kala duwan;

Waxaa sidoo kale madaxweynuhu Salaan sharaf uu ka qaatay dhammaan Bulshadii soo dhoweyntiisa qeyb ka ahaa oo ay ugu horeeyaan hooyooyinka Degamada Baydhaba;

Soo dhoweyn ka dib waxaa madaxweynaha loo galbjyey Madaxtooyada Dowlada Goboleedka Kgs Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Kgs ayaa ku soo dhoweeyay Xarunta Madaxtooyada.

Madaxweyne Laftagareen ayaa ka warbixiyey shaqooyinkii uu u soo qabtay Deeganada Kgs oo ay ugu horeeyaaan mashaariicyo kala duwan oo uu lasoo Saxiixday Dowlqdaha taageerada ka helayey Kgs.

Waxaa sidoo kale madaxweynuhu uu ka warbixiyey Jaaliyadaha Soomaalida ee ku nool Dalka Dibadiisa
iyo kulamo kala duwan uu la soo qaatay Qabaa,ilada Soomaalida ee Deegaanada ku leh Dalka kenya iyagoo ay ka wada hadleen Horumarinta Dowlad Goboledka Kgs.

WMadaxweyne Lafatagareen ayaa sidoo kale waxaa uu soo hadal qaaday dhismaha Baarlamanka Cusub ee Dowlad Goboleedka Kgs oo isla Bishan Gudaheeda billaaban doono.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.