Dad lagu tilmaamay “burcad” oo lagu laayay Brazil

0 196

Mas’uuliyiinta magaalada Rio de Janeiro ee dalka Brazil ayaa waxaa ay shegeen in dalkaasi lagu dilay dad gaaraya sideed ruux, kadib markii laamaha ammaanka ay howgal ka fuliyeen gobolka Shanty.

Booliska sida milateriga u tababaran ayaa kormeerayay laba deegaanka Rocinha, kahor inta aanay rasaas isweydarsanin dad ay ku tilmaameen buracd.

Ehelada dadka lagu dilay weerarka ayaa warbaahinta maxaliga ee dalka Brazil u sheegay in dadka la dilay aysan wax xiriir ah la laheyn qolyaha ka ganacsada daroogada, hasayeshee boolisku waxaa ay shegayaan inay gacanta ku dhigeen hub ay wateen dadka la dilay.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.