Dad Naafo ah Oo Ku Sugan Magaalada Baydhaba Oo Loo Qeybiyey Baaskiilo.

0 306

Curuyaamin ku sugan magaalada Baydhaba ayaa waxaa loo qeeybiyey Baaskiilo ay ku soconayaan,waxaana curuyaaminta deeqdan soo gaarsiiyey qaar kamid ah qurbo joogta  Soomaliyeed oo ku sugan magaalada Baydhaba ee xaruunta gobalka Gobalka Bay

Baaskiiladan loo qeeybiyey dadka naafada ah ayaa ka faa’ideystey ilaa iyo 40 qof oo curayaamin ah, qaar kamid ah dadkii nasiib u yeeshey in ay helaan deeqdan ayaa u mahad celiyey dadkii soo gaarsiiyey deeqdan, waxayna sheegen in ay ka faa’ideysteen baaskiiladan,

Ugu danbeyntii qurbo joogtii deeqdan u qeybisey dadkan naafada ah ayaa sheegey in ay marwalba ay ku dadaali doonaan sidii dadka naafadaha ay heli lahaayeen gargaar.

Radio Baydhaba

Waxaad Nagala Soo Xiriiri Kartaa

hashimmalaaq@gmail.com

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.