Dadka qaadka soo galiya magaalada beydhabo oo digniin loodirey.

0 482

Warsaxaafadeed kasoo baxey xafiiska Wasaarada ganacsiga iyo warshadaha koonfur galbeed ayaa dadka jaadka soo galiya magaalada beydhabo looga digey in jaaad la soo galin Karin magaalada si looga hortago cudurka coronavirus,

Wasaarada ayaa sheegtey in talaabo sharci ah laga qaadi doono cidii kadhaga adkaata amarka wasaarada ay soosaartey.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu xusey in wasaarada ay tixgalineyso war bixinadii kasoo baxey wasaarada caafimaadka dowlada fedraalka soomaaliya oo ku aadnaa xaalada Caabuqa covid 19 oo dhibaato ba,an kuhay caalamka.

Hoos ka aqriso warsaxaafadeedka wasaarada ganacsiga iyo warshadaha koonfur galbeed .

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.