Dageyso:Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlada fadaraalka soomaaliya oo maanta soo gaaray magaalada baydhabo

0 652

Waxaa maanta soo gaaray magaalada baydhabo wasiirka cayaaraha iyo dhalinyarada ee dowlada fadaraalka soomaaliya mawo khadiijo Maxmed diiriye iyo wafdi ay horkaceyso oo maanta soo gaaray magaalada baydhabo.

markii ay ka soo dagtay garoonka diyaradaha ee shaato gaduud waxaa ku soo dhaweeyey xubno ka tirsan labada gole e dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya kadibna waxaa loo soo gal biyey xaruunta madaxtooyada oo ay sxaafada ugu war bixisay ujeedka imaatinkeeda magaalada baydhabo.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.