Degmada Baraawe oo Gudoomiye Cusub loo Magacaabey

0 226

Warqad Degreeto ah oo ka soo baxdey Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Gaar haan Wasaarada Arimaha Gudaha Dib u heshiisiinta iyo Dowladaha hoose ee Koonfur galbeed ayaa waxaa Gudoomiye loogu magacaabay DEgmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha hoose ahna Caasimada Koonfur galbeed Soomaaliya Cumar sheekh Cabdi in uu Noqdo Gudoomiyaha Degmadaasi,

Gudoomiye Cumar sheekh Cabdi ayaa waxaa uu kamid ahaa howlwadeenada wasaarada caddaalada maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.