DFS Wafdi ka socda Oo Baydhabo soo Gaaray(SAWIRO)

0 84

Wafdi uu hogaaminayo siihayaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Sadiiq Warfaa ayaa maanta soo gaarey magaalada Baydhabo ee xarunta KMG Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Baydhabo ee Shaati-gaduud Airport ku soodhoweeyay Wasiir Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda KGS mudane Cabdulqadir Cumar Cabdullaahi, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada KGS, Wasiiro, Xildhibaano, qaar ka mid ah agaasimiyaasha guud ee Wasaaradaha Dowladda KGS iyo ururada Bulshada rayídka KGS.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.