Dhageeyso,, Wasiiro katirsan koonfur galbeed oo u hambalyeeyey Xildhibaanada cusub ee koonfur galbeed,

0 162

Wasiiro katirsan dowlada goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa hambalyo udirey xildhibaanada cusub ee baarlamaanka 2aad ee koonfur galbeed oo manta lagu dhawaaqey,

Waziirka wazaarada cadaalada iyo garsoorka kgs mudane maxamed xuseen xassan iyo wasiirka wasaarada maaliyada ayaa u hambalyeey xubnaha xildhibaanada cusub ee baarlamaanka 2aad ee koonfur galbeed.

Wasiirada ayaa sidookale umahdceliyey gudiga farsamda iyo odayasha dhaqanka dadaalka ay kubixiyeen soo xulista xildhibaano tayo sare leh, waxayna sigaar ah uga mahadceliyeen madaxweynaha koonfur galbeed waxyna sheegeen in kaxukuumad ahaan baarlaamnka siwanaagsan uwada sahqeyndoonaan si loo fuliyo waajibaadka loo igmadey hey,adah dowlada,

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.