DHAGEEYSO,,Wasiirka wasaarada warfaafinta kg oo bulshada uga digey halista covid19,

0 206

Ugaas xasan cabdi maxamed wasiirka wasaarada warfaafinta dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa bulshada soomaaliyeed ugu baaqey inay u hogaansamaan talooyinka hey,adaha caafimaad ay bixinayaan,

;’; Dadka soomaaliyeed waxaan uga digieynaa inay foojignaadaan nadaafadana ay aad u ilaaliyaan ayuu yiri ugaas xasan!’’

Waxa uu hadalkiisa intaasi kudarey inshacabka soomaaliyeed laga rabo inay yareeyaan salaanta gacmaha la isgaliyo, meelaha bulshada ay ku kulanto .iyo inay farxashaan marwaliba ay wax cunaan iyo waqtiyada kaleba si loo dilo feeyruska uu leeyahay cudurka covid19,

Magaalada bedhabo ayaa kamid ah meelaha looga hortagayo cudurka corona virus waxaana wasaarada caafimaadka koonfur galbeed ay wadaa wacgalinayo ay usameyneyso bulshada gaar ahaan kuwa kunool kaamamka si looga feejignaado cudurkaan,

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.