Dhageyso: Dowlada Federalka Somaliya oo Bilowday Bixinta Mushaaradka Shaqaalaha Rayidka

0 261

 

Mudo kadib Dowlada federaalka ee somalia ayaa ku guleysatay in ay dib u bilowdo Musharadka shaqalaha rayidka oo bilooyin anan wax mushaar ah qaadan.

Bankiga dhexe ee dalka maanta waxa buux dhaafshay shaqalo badan oo doonayay in ay helaan lacagihii aysan biloyin qaadan

Shanta sano ee so socota waxa dowlada ka caawin doona in mushaarka ay bixiso bankiga aduunka oo la qabeyno sida mushaarka logaarsiin lahaa shaqalaha rayidka.

Maxamuud xasan xeyle Wasiir ku xigenka wasarada maliyada xukumada dalka ayaa waxa uu u madceliyay shaqalihii sabarka muujiyay ee mudada aan lacago qaadan.

Waxa uuna sido kale shegay in Shaqalaha ay heli doonan musharaadkii kamaqnaa xukumaduna ay ku guuleysatay in mushaarka ay bixis.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.