DHAGEYSO: Guddoonka Aqalka Sare oo baaq u diray G/Taabid

0 307

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ugu baaqay Gudoomiyaha gobolka Banaadir in uu ka shaqeeyo sidii loo dhameystiri lahaa adeegyadda Bulshadda ee Magaalada Caasimadda ah ee muqdisho.
Waxaa uu sheegay in dhalinyaradda kunool Muqdisho aysan heysan goobo ay ku cayarayaan sidda Garoomo.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho in ay waxbadan ka dhiman yihiin dhanka Adeegga Bulshadda, islamarkaana maamulka gobolka Banaadir laga rabo in ay hirgeliyaan.
Hadalka kasoo baxay Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa kusoo beegmaya xilli dhawaan Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Cayaaraha maamul goboleedyadda, islamarkaana ay soo baxeen Baahiyo dhanka Garoomadda ah

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.