(Dhageyso-qeybta1):- Tartan aqooneedka bisha barakeysan ee ramadaan oo si toos ugu bilowdey radio baydhabo.

0 993

Tartan aqooneedka cidacada baydhabo oo xaley si toos ah u bilaawdey radio baydhabo ee magaalada baydhabo ayaa waxaa xaley ku taratamey xafadaha sheikh asharow B iyo berdaale A taratanka ayaa waxaa uu laha xiisad gooni ah waxaana labada xaafadoodba la weydiinaayey min 7 su’aal waxaan xafada berdaale A ay ka jawaabtey 2suaalood dhanka kalena 2 su’aalood ay kaga faaideysteen waxaana ay haleelmartey 5suaalood

halka xafada sheikh asharow B ay ka faaideystey 1suuaal, waxana si sax ah ugu jawaabtey 4su’aalood waxeyna haleel martey 3su’aal sida gudiga tartan aqooneedka cidaacada badhabo ay ku dhawaaqeen

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.