Dhageyso:-URURKA SAXAFIYIINTA QARANKA SOOMAALIYEED (NUSOJ) OO DOORTEY GUDOON CUSUB.

0 432
URURKA SAXAFIYIINTA QARANKA SOOMAALIYEED (NUSOJ) OO DOORTEY GUDOON CUSUB.
Shirweynihii 4-aad ee ururka saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (Nusoj) ee ka socdey Magaalada Gaal-kacyo ee Gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa maanta galinkii dambe waxaa lagu doortey Gudoonkii hogaamin lahaa ururkaasi Seddexda (3) sanno ee soo socota.
Ururka Saxaafada Aduunka (IFJ) Ayaa soo dhaweeyey doorashada ka qabsoontey Galkacyo shirweynaha ururka ayaa sidoo kale beri looga hadli doonaa Arimo kale oo ku saabsan hormarinta iyo aayaha ururka
Magacyada masuuliyiinta cusub ee loo doortey Gudoonka iyo Guddiga fulinta e Nusoj ayaa waxay kala yihiin:-
1-Cabdi risaaq shiikha adduun….Gudoomiyaha Ururka .
2-Cali Ilyaas Cabdullaahi…. Gudoomiye ku xigeen
3-Cabdi Aadan guuleed (Caana-geel)….. Gudoomiye ku xigeen
4-Cusmaan Aadan Careys….. Gudoomiye ku xigeen
5-Cumar Faaruuq Cusmaan Nuur…… Xoghayaha Guud ee Nusoj
6-Cawil Maxamuud Cabdi…….. Xoghayaha Abaabulka.
7-Faadumo yuusuf Saciid (Taxadar)……. Xoghayaha Haweenka (Gender-ka).
8-Axmed Maxamud Maxamed…. Xoghayaha Shaqada
9-Faarxa Maxamed Yuusuf (Lamaane)……. Qasnaji
10-Mukhtaar Maxamed Catoosh……. xoghayaha tababarada
11-Faaduma Axmed Jaamac….. Xogahayaha Dadweynaha
12-Ismaaciil Cumar Madoobe…….. Xogahayaha Anshaxa
13-khadar Cawil Ismaaciil…… Xoghayaha Warfaafinta iyo Xuquuqda Aadanaha
14-Axmed Maxamed Cali (Caana geel)…….. Hanti dhawre (auditor)

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.