DHAGEYSO,,Madaxweynaha koonfur galbeed oo shir gudoomiyey shirka jimcaha odyaasha Dhaqanka koonfur Galbeed

0 135

Maadxwenaha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya c/casiis xasan maxamed laftagareen ayaa maanta shir gudoomiyey shirka jimcaha ee odayaal dhaqameedka koonfur galbeed,

Kulankaan oo ah kulan todbaadkiiba mar kulamaan madaxweyne c/casiis iyo odayaasha dhaqanka koonfur galbeed ayaa todobaadkaan waxaana kulanka looga hadlay xaaladaha kajira deegaanada koonfur galbeed iyo In la helo baar lamaan loo dhanyahay ,

odaaysha dhaqanka ayaa madaxweynaha warbaxin kasiiyey xaaladaha soo xulista xildhibaanda baarlamaanka 2aad ee koonfur galbeed iyagoon sheegy inay hoosha ay mareyso meel gaba gebo ah, wxayna amaan ujeediyeen maadadwyne c/casiis laftgaeen safarkii shaqo uu kutagey degmada baraawe,

Madaxweye c/casii ayaa odayaasha dhaqanka koonfur galbeed uga mahadceliyey sida ay uga go antahay ushaqeynta shacabkooda waxa uuna warbixin kasiiyey safarkiisii shaqo uu utagey degmada Baraawe ee caasimada koonfur galbeed.

kulanka oo saacado qaatey kadib ayaa marka uu soo idlaadey waxaa warbaahinta lahadlay ugaas shire ugaas warsame ugaas cali waxa uuna kawarbixiyey shirka maanta

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.