DHGEEYSO,,Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed oo degmada baraawe ku furey mashruuc loogu magacdarey ILED

0 147

madaxweynaha dowlad goboleedka kgs Casiis xassan maxamed laftgareen ayaa degmda baraawe waxaa uu ku daahfurey mashruuc loogu magcdarey ILED , Mashruucaan waxaa looga talagey in looga faa iideeyo bulshada kunool gobolka shabeelaha hoose gaar haan degmada baraawe ee caasimada dowl goboleedka kg

waziirka wazaarada qorsheynta dowlad goboleedka kgs Axmed madoowe nuunow ayaa sheegey in mashruucaan ILED uu kaga duwan yahay mashruuc yadii hore labo arimood .
waxa uu sheegey in mashruucaan ILED uu yahay barnaamij kusaabsan kobcinta dhaqaalaha iyo sidii loo hormarin lahaa ganacsatada yar yar ,

axmed madoowe nuunow ayaa sidookale sheegey in ay mashruucaan ay maal galineyso EUda waxa uu sheegey in loogu talagey bulsha weynta reer baraawe isagoona kula dar daarmey inay faa ideystaan

Ugu Danbeen madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya oo daah furey mashruucaan ayaa sheegey in mashruucaan waxtar uleeyeyahy hormarinta Dhaqaalaha iyo dowlad wanaaga , kor uqaadista iyo kobcinta ganacsiga bulshada koonfur galbeed gaar ahaan reer baraawe waxa uuna kula dar daarmey dadka reer baraawe inay kafaa ideystaan masruucaan ,

Waa markii ugu horeysyey mashruucaan ILED lagu daahfuro Degmada baraawe ,wazaarada qorsheynta dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa ku rajo weyn sidii mashruuc noocaan oo kale ugu daahfuri laheyd degmooyinka iyo deegaanada koonfur galbeed ,

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.