DHGEEYSO,,Waqtiga ay Dhaceyso Doorashada GUdoonka Baarlamaanka koonfur galbeed oo lagu Dhawaaqey

0 128

Xildhibaanada dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa kudhawaaqey xiliga rasmiga ah ay dhici doonto Doorashada gudoonka baarlamaanka koonfur galbeed,

Kulankaan oo ah kulankii sedexaad ay yeeshaan xildhibaanada dowlada goboleedka koonfur galbeed tan iyo markii lagu dhawaaqey,

Ajandaha kulanka ayaa ahaa shaacinta habraaca doorshada gudoomiyaha baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa. Waxaana xildhibaanada kahor aqriyey habraaca doorashada gudoomiyaha gudiga doorshada gudoonka baarlamaanka xildhibaan cusmaan buule macallin waxaana gudoomiyaha gudiga uu sheegey in doorashada baarlamaanka ay dhici doonto 1 bisha april ee sanadkaan,

Sikastaba doorashada gudoonka baarlamaanka koonfur galbeed ayaa lafilayaa in ay dhacdo 1 april oo kubeegan maalin arbaco ah waxaana maanta xildhibaanada loogu baaqey inay soo xaadiraan maalinta talaadada si khudbadaha musharixiinta utartameysa gudoomiyaha iyo kuxigeenadiisa ay udhageystaan ,

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.