Dowlada Mareykanka oo sheegtay in ay kordhineyso tirada Qaxootiga dalkeeda yimaada sanadkiiba.

0 384

October 06 2015 ( Radio Baidoa) Xogahayaha arimaha dibada dalka Mareykanka john Kerry, ayaa mar kale ku celiyay in dalka mareykanka uu kordhinayayo tirade Qaxootiga ee sanad walba uu qaato.
Mareykanka ayaa iminka waxaa sanad walba uu martigalinayaa 70,000 balse sanadka 2017 ayeey martigalin doonaan 100,000 oo qaxooti ah.
Xogahayaha arimaha dibada dalka Mareykanka john Kerry, ayaa isaga iyo Obama ku wada dhaawaaqy go’aankaan kadib markii ay soo jabeen Qaxootiga suuriyaanka ah.

Radio Baidoa

Waxaad Nagala Xiriiri Kartaa

hashimmalaaq@gmail.com

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.