DOWLADA SOOMAALIYA AYAA XARIGA KA JARTAY DUGSI CUSUB OO AY WAXBARASHO BILAASH AH KA HELAYAAN CARUURTA SOOMAALIYEED[SAWIR]

0 328

Wasiirka waxbarashada Cabdulaahi Goodax Barre ayaa xariga ka jaray dugsi ay si bilaash ah u dhigan doonaan 500-arday soomaaliyeed ah kaas oo loogu magac daray AHUN Axmed Cabdi Waayeel.

Dhismaha dugsigan ayaa waxaa taageeray dowlada aynu walaalaha nahay ee Turkiga.

Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, mudadii uu xilka hayay waxaa xooga la saaray horumarinta waxbarashada, iyadda oo kumanaan caruuur soomaaliyeed ah ay heleen waxbarasho lacag la’aan ah iyo manhaj ay diyaarisay dowladooda.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.