Dowlada soomaaliya oo ceyrisay madaxii F A O

0 318

Dowladda Soomaaliya ayaa ugu baaqday Qaramada Midoobay in waddanka Soomaaliya laga saaro madaxa Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay Richard Trichard.

Richard Trichard ayey dowladdu ku eedeysay inuu gaystay dhaqan ka baxsan xirfadda oo meel uga dhacaysa hay’baddii iyo sharaftii wakiilnimo ee Soomaaliya.

Dhinaca kale Af-hayeen u hadlay Qaramada Midobay ayaa warbaahinta u sheegay inay socdaan wadahadallo u dhexeeya dawladda iyo madaxda Qaramada Midobay oo arrintan lagu xallinayo.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.