Dowladda oo soo saartey waaran Caalami ah oo lagu soo xirayo C/Rashiid Janan

0 165

Dowladda Soomaaliya ayaa dalbatay Waaran caalami ah oo dowladda loogu soo gacan galinayo Cabdirashiid Janan wasiirkii amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Qoraal kasoo baxay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay arrintaasi xiriir kala sameyneyso Booliska Caalamiga ah ee ee interpol si Soomaaliya loogu Maxkamadeeyo.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.