Fadumo Cabdi Cali oo ku guuleysatey Doorashada gudoomiye kuxigeenka 2aad ee baarlamanka Dowlad goboleedka Galmudug

0 184

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa goordhow lagu qabtey doorashada guddoomiye kuxigeenada 2-aad ee Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug,waxaana codeynayey 89 Xildhibaan ee Maamulka Galmudug.

Doorashada ayaa waxaa ku tartamay Fadumo Cabdi Cali & Maxamed Axmed Maalin,waxaana ku guuleystay Faadumo sidda ay sheegeen Guddiga.

Doorashada Guddoonka baarlamaannka Galmudug ayaa soo dhamaatay , waxaana la doortay Gudoomiyaha, gudoomiye ku xigeenka koowaad iyo Gudoomiye ku xigeenka labaad.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.