Fanaaniinta qomaal iyo xasan huburow oo soogaarey magaalada baidoa

0 907

waxa gordhow garoonka diyaaradaha ee shaati soogaarey wafdi ay horkacayaan fanaaniinta maxamed axmed qoomaal iyo xasan hubuow waxana garoonka kusoodhaweeyey fananiin masuulyiin katiesan maamulka KGS iyo qeebo kamid ah bulshada kudhaqan gudaha magaalada beydhabo

uguhoreen waxa kahadley goobta lagu soodhaweynayey fanaafiinta waziir kxg warfaafinta maamulka koonfur galbeed soomaaliya aba aawow suufi asaga oona fanaaniinta kutilmaamey in ay yimaadeen gurigoodii

dhanka kale fanaaniinta aya dareen kooda ka kahadleen

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.