Farmaajo oo Magacaabay Duqa Muqdisho iyo ku xigeenadiisa

0 192

WareegtokasoobaxdayxafiiskaMadaxweynahaJamhuuriyadaFederaalkaSoomaaliya

MadaxweynahaJamhuuriyadaFederaalkaSoomaaliya, MudaneMaxamedCabdullahiMaxamed (Farmaajo)

Markuu arkay soo jeedinta Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka& Dib-u-heshiisiinta;

Markuu wadatashi la sameeyey, islamarkaasna dhageystey talooyinka Ra’iisulWasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya;

Madaxweyahu waxuu shaqsiyaadka hoose u magacaabay xilalka kala ah:
• Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) waxaa loo magacaabay Guddoomiyaha gobolka Benaadir Ahna Duqa Muqdisho;

• Maxamed Cabdullaah Maxamed waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasada;

• Hussein Mohamed Nur waxaa loo magacaabay Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Maamulka & Maaliyada;

• Marwo Basma Omar Ahmed waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada & Wacyigelinta

• Aadan Sheikh Cali Fidow waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka Howlaha Guud

• Xoghayaha Guud waxaa loo magacaabay Cumar Abdirisaak Xuseen

Sawirkaan Hoose waa Wasiirka Warfaafinta dowladda Soomaaliya Mudane Yariisow oo loo Magacaabay Duqa Muqdisho.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.