Gaadiid ku xayiran Duleedka Muqdisho

0 198

Waxaa maanta xaniban gaadiidka ka yimaada gobolka Shabeelle dhexe Sidda ay xaqiijiyeen dad Shacab ah oo ku xayiran wadda.

Sababta ugu weyn ayaa saraakiisha ciidanka dowladda ay ku sheegeen in ay jirto amaro kaasoo baxay dowlada Soomaaliya taasi oo keentay in maanta la xanibay isku socodka gadiidka ka baxa muqdisho ee aada shabeelle dhexe iyo kuwa ka yimaada

Qaar kamid ah Saraakiisha oo la hadlay idaacada Radio baidoa waxa ay noo sheegeen in maanta la xiray wadada halkaasina ay ku xaniban yihin gaadiid badan.

Gaadiidka halkaasi ku xaniban ayaa waxa ku jira kuwo ay la socdaan masuuliyiin ka tirsan maamulka hirshabelle oo uu badan xildhibaano sida ay noo sheegeen Saraakiil k tirsan dowladda Soomaaliya.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.