Garsoorka Gobolka Baay Oo isbedel lagu Sameeyey

0 44

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Axmed Cali Muuse ayaa Shaqo joojin ku sameeyay Garsoore iyo Kaaliye-yaal ka tirsan Garsoorka Koonfur Galbeed kadib Cabashooyin ay kasoo gudbiyeen qeybaha kala duwan ee bulsha weynta degaanada Maamulka KGS.

Sidoo kale waxa uu isku shaandheyn ku Sameeyey Guddoomiyaha qaar kamid ah Xubnaha Garsoorka Gobolka Baay.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.