Gedo: Shabaab oo Weeraray Saldhigga Ciidamada Kenya

0 325

Wararka ka imanaya magaalada Baadheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in caawa fiidkii maleeshiyada Al-Shabab ay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada Kenya ku leeyihiin duleedka magaalada.

Goobjoogayaal ku sugan magaalada ayaa warbaahinta u sheegay in rasaas culus ay is weydaarsadeen ciidamada Kenya ee saldhigga ku sugan iyo maleeshiyada Al-Shabab.

Ilaa haatan ma cadda khsaaraha iska horimaadkan

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.